Monday 2 November 2009

DHACDADII LAASCAANOOD WAXAY NOQONAYSAA MIISAAN SHABKA S/L SAARAN…

DHACDADII LAASCAANOOD WAXAY NOQONAYSAA MIISAAN SHABKA S/L SAARAN…

Dhacdadiid Laascaanood waxay noqonaysaa miisaan shacabka Jamuuriyda Somaliland Saaraan Xukuumada Riyaale Maxweyneha ka yahay

Waxan ka tacsiyadaynayaa dhaman shacabka Jamuuriyada Somaliland meel kasta ay joogaan falkii foosho xumaa ee lagu dilay taliyihii qaybta 12-aad ee ciidamada Somaliland oo lagu magacaabi jiray Korneyl Cusman Yuusuf Nuur.ilahay janadii farduusa haka waraabiyo eheladiisiina samir iyo imaan haka siiyo amiin amiin

marka aad u fiirasto sida loo dhigay falkan waxa aad daramaysaa in uu ahaa qorshe laga baran dagay sida ka muuqata falka Argagixiso maha mid la qorsheeyey mido dhow waa wax lawaday ila mudo dheer marka aad eegto aalada ladeeg saday iyo labada meelood ee lakala galiyey waxa dhigay quburo ku xeel dheer farsamada qarax yada waxa aad ka garanaysaa meesha ay galiyeen.

Hadii aad eeg sida loo hagay falkan waxashnimo waxa aad dareemaysaa in uu aha laba qaybood

1 qolada qarxisay qalabka oo ah kuwii dhigay iyo qolo ku hagaysa tellphone xaqiijisayna in sarkaal ku saran yahay gaadhiga dabadeed ogalnsho siisay qolada ramuuta controlka haysay

Qalabkan maaha mid laga helo Loosacanood waxa aad garan kartaa in laga soo qaaday meel kale .qolada fulisay falkan waxashnimo maaha dad la isaga dhiibay lakin waxa aad garan kartaa in ay yihiin dad lagu soo tababaray sida loo adeegsado aadan isku oo wada duuboo shacabka Jamuuriyada Somaliland guda iyo dabadba waxa ay ka warsugayaa waxa ka soo baxa baadhitaankan gacanta lagu hayo.

Hadii aan Argagixisada fulisay falkan aan waajibaad kooda lamarin tani waxa ay keenaysaa in lasoo dhaafo Laascanood kuwa danbana la isku dayo

Inlagu guulaysto qabashada danbiilayaasha iyo inlagu guul daraystaba waa miisanka shacabku sarayaan xukuumada uu Riyaale madax wayna ka yahay iyo haayada sirdoonka Jamuuriyada Somaliland maha markii ugu horaysay ee Somaliland lala beeg sado qarax yadan oo kale.

By Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree)

Coventry City Uk

danjiree@gmail.com

No comments:

Post a Comment