Sunday 8 November 2009

OGAYSIIS …OGAYSIIS…. OGAYSIIS…. OGAYSIIS SHABAKADA SALLAXLEY NEWS OO SHAQO KA SOCOTO

OGAYSIIS …OGAYSIIS…. OGAYSIIS…. OGAYSIIS SHABAKADA SALLAXLEY NEWS OO SHAQO KA SOCOTO

ogeysiisogaysiis:Sallaxley News(Sallaxleynews.com) Oo Hawl Shaqo Ku Socoto

Hawl wadeenada iyo Bahda Shabakada Wararka sallaxleynews Waxay Ogaysiinaysaa
Akhristayaasha sharafta leh ee ku kala filiqsan in Webkii ay ku socoto Hawl Shaqo, oo
ah dibu habayn iyo Ballaadhin, kadib markii ay Dadka booqda tiradoodu aad u badatay

Sidaasi darteed waxaanu si qadarin iyo Xushmadiba ku dheehantahay uga Codsanaynaa
Akhristayaasha inay Mudadda yar ee Hawshusocota ay Naga raali ahaadaan. Annagoo si dhakhso ah hawada ugu soo laaban doona Insha Allah.
Maamulka Mareegta.
Tafatiraha Guud ee Bogga Wararka
www.sallaxleynews.com

No comments:

Post a Comment