Saturday 7 November 2009

Tacsi Ka Socota Ardayda wax ka barata Pakistan gaar ahaan caasimada Islamabad

Tacsi Ka Socota Ardayda wax ka barata Pakistan gaar ahaan caasimada Islamabad

Dhamaan ardayda wax ka barata wadanka Pakistan gaar ahaan caasimada Islamabad waxay halkan tacsi uga dirayaan KHadar Yuusuf Xirsi oo aabihii Yuusuf Xirsi uu ku geeriyooday magaalada Harta-sheekha dhawaan.

1.Salman Xassan Cumar
2.Xassan Suleymaan Cali
3.Khaalid Xassan Axmed
3.C/risaaq Ismaaciil Ciise
4.Shucayb Maxamed Axmed
5.Nuradiin Maxamuud Jaamac
6.Axmed Xaashi Cali
7.Mustafe Ibraahim Cabdi
8.Yaasiin Cismaan Axmed
9.Xamse Ibraahim Xuseen
10.C/raxmaan Ismaaciil Batuun
11.Guuleed Cumar Yuusuf
12.C/risaaq Maxamed Jaamac

Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyoo…Aamiin Aamiin Aamiin

No comments:

Post a Comment