Saturday 7 November 2009

BAADHITAANKII NINKII SALDHIGA FORT HOOD WAX KU LAAYEY SAWIRO IYO XOG DHEERAAD AH OO LAGA HELAY

BAADHITAANKII NINKII SALDHIGA FORT HOOD WAX KU LAAYEY SAWIRO IYO XOG DHEERAAD AH OO LAGA HELAY

Fort Hood Shooting

Texas: Hay’adaha amaanka qaabilsan ayaa tagay gurigii uu deganaa Nidal Malik Xassaan waxayna u tageen guriga oo la nadaafiyey sidii Guri laga guurayo waxayna ka dhex heleen Kitaabka Qur,aanka ah oo ku Qoran Luuqadda Engriiska.


Midka mida Kitaabadii Qur’aanka ahaa ee uu Akhrisan jiray APP

Waxaan ka soo Xiganay Associated Press Halkan Ka akhri markii warbixinta sawirkaan ku jiro kuu soo baxdo akhri qoraalka English ka ah ee dhanka Bidix kaaqabanaya

ka dibna Hay’adaha amniga qaabilsan waxay su’aalo weydiiyeen dariskiisa dadkii Su,aalaha la weydiiyey ayaa waxaa ka mid ahaa Islaan Waayeela ah waxayna sheegtay in uu maalin ka hor uu siiyey Kuraas iyo miis Alaabta la saarto iyo Kitaabka qur,aanka ah oo Copy ah Halkan ka akhri


Islaantii uu siiyey maalin ka hor Kuraas iyo miis Sawirka APP


Mohamed Malik Xasan Waa Nidal Malik Xasan Ina Adeer kiis oo Fiirsanaya TV Afka Carabiga ku Baxaya Waxuuna ku sugan yahay West City Of Ramallah Falastiin Isha Wararka Associated Press. Halkaan ka akhri

Dhinaca kale qaraabada Nidal oo degan Magaalada Ramallah ee dalka Falastiiniyiinta ayaa xiriirkii ay yeesheen ka waramay Wax uuna u sheegay in Ciidanka Maraykanku ku hayeen dhib iyo Tokoorid Maadaama uu yahay Muslim sida Associated Press aan ka soo xiganay Halkaan Ka akhri.

Haweenay la shaaciyey in ay dhimatay laakiin dhaawac halis ah soo gaaray ayaa noqotay dadka geesiyaasha ah ama caan ah ka dib markii ay si toosa ula Dagaalantay Nidal Malik Xassan oo ay dhaacyo halis ah is gaarsiiyeen.


Kimberly Munley waa Haweenaydii ay Xabada Isla Dhaceen Nidal Malik Xasaan Halkan ka akhri warbixinta Associated Press APP Isha wararka iyo Sawirada..


Masajidka Texas ee Xurunta Muslimiinta Texas Isha Sawirka APP

Masaajidkaan waa Xurunta Muslimiinta Texas ee uu ku tokon jiray Nidal Malik Xasaan, Imaamka Masaajidka oo u waramayey Saxaafadda Maxaliga ah ayaa sheegay in Nidal uu ahaa Nin degan oo dharka shaqada asaga oo qabana uu Imaan jiray Masjidka oo uusan waligiis ku arag xag jirnimo.

Warbixinta Sawirkaan ee Associated Press Halkaan ka Akhri

Sawirada Qaar ka mid ah Askartii ku dhimatay weerarkii Nidal Malik Xasan


Halkan ka akhri warbixinta Associated Press Isha Sawirada iyo War Bixinta

Waxaa Isku Soo Duba Riday
Ustaad Dalboon
Minnesota Minneapolis.

No comments:

Post a Comment