Monday 9 November 2009

DHAMAAN BAHDA TOGAHERER WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA CAAQIL CABDI BIITE

TACSI_2

Innaali llaahi wa innaa Ilayhi raajicuun, Kullu nafsul daa’iqatul mawt.

Dhamaan Bahda iyo Hawlwadeenada Shabakadda Wararka ToggaHerer.com waxay tacsi u diraysaa geerida ku timi marxuum Caaqil Cabdi Xasan Biite oo saaka ku geeriyooday Magaalo Madaxada jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa .

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan Qoyska iyo Qaranka Somaliland gerida ku timid Caaqil Cabdi Xasan Biite, Marxuumkana waxaanu Alle (SWT) uga baryaynaa in uu ka waraabiyo Janatul Firdawso .Aamiin Aaamiin ,Aamiin.

Caaqilka ayaa ka mid ahaa Cuqaasha reer Somaliland gaar ahaan cuqaasha Gobolka Hargeisa ,caaqilka ayaa in badan lagu xasuusan doona hawlihii nabad doonimo ee uu u hayay bulashadiisa.

Innaali llaahi wa innaa Ilayhi raajicuun,

Golaha Tafatirka ToggaHerer

No comments:

Post a Comment