Tuesday 8 September 2009

XUKUNKII MAANTA EE LABADII NIN EE NORWEGIANKA AHAA IYO JAWAABTII WASIIRKA KHARAJIGA NORWAY

XUKUNKII MAANTA EE LABADII NIN EE NORWEGIANKA AHAA IYO JAWAABTII WASIIRKA KHARAJIGA NORWAY

Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Kongo ayaa waxaa maanta ka bilowdey maxkamad la saarayo laba nin oo u dhashey dalka Norway, raggan ayaa lagu eedeeyay in ay dileen dareewalkii gaariga u wadey oo ahaa muwaadin u dhashey dalka Kongo.
Image and video hosting by TinyPic
Maxkmadda mar labaad maanta dib loo keenay oo ku taala magaalada Kisangani ee Waqooyi bariga Kongo, ayaa labadaa nin ee u dhashey dalka Norway ayaa la filayey in ay ka badbaadaan xukunka ah dil taas oo la filaayey in loogu badalo xabsi daayin .

Balse nasiib wanaag kama ay bad baadin Dilkii ee waxaa lagu soo oogay shan kiis oo kala ah '
In ay nin dileen, isku dayl dil, dhac ay ka geesteen dalka dhexdiisa, hub sharci daro ah oo ay ku dhex wateen dalka
inaasi kadib ay maxakamadu xukuntay taas oo ay maxakamadu amar ku bixisay in ruuxii turjumaanka ahaa aanuu u macnayn waxa ka socda maxakamada ilaa ay dhamaanayso taas oo markii ay dhamaatayna loo macneeyey.

Mid ka mid ah laba nin ee la haysto ayaa Wakaalada VG u sheegay mar ay suaalo waydiinayeen yidhi" kuwa na xukumaya iyagu ha is dilan oo dil ha isku xukumaan".

Sidoo kale mar isla idaacadaasi ay wax ka waydiisay wasiirka arimaha dibada Norway ayaa waxa uu sheegay in maxamkamadani ay ka socodto dal kale oo ka baxsan wadanka Norway sidaa darteedna hadii aanu faraha la galno ay intan ka sii xumaan karto waa sida aan arko.

Isku soo wada duubo nimankan oo lagu kal magacaabo Tjostolv Moland oo dadiisu tahay 28 jir iyo Joshua French oo dadiisu tahay 27 jie ayaa sida la sheegay ka tirsanaan jiray ciidama gashaan dhiga ee dalka Norway taas oo markii dambe laga eryey .


SI AAD U DAAWATO VEDIOGA MAXAKAMADA IYO WASIIRKA KHARAJIGA EE NORWAY JAWAABTI KA BIXIYEY FADLAN HALKAN SII RIIX

Warqabadka Togaherer
OSlo
Norway

While an audience in the upper chamber clapped was "The Norwegians Tjostolv Moland (28) and their French (27) condemned to death in the Congo.
The two were known guilty on all five tiltalepunkter. They were prosecuted for killing, on, espionage, armed robbed and illegal vÄpenbesittelse.

Even was the quietly witnesses to judgment, since all took place on French and a received message of right to not disrupt along the way. Resignerte sat the quiet in the white plaststolene, and sometimes so it out as they were in the process of to sovne in heat.

No comments:

Post a Comment