Wednesday 9 September 2009

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY CALI YUSUF QAALIB GUDOOMIYA UCID EE USA

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY CALI YUSUF QAALIB GUDOOMIYA UCID EE USA

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID

Justice And Welfare Party

حزب العداله والرأفه

___________________________



Date, August 19, 2009





Ku: Cali Yusuf Qaalib

Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID

Og: Guddida Fulinta ee laanta USA





Ujeedoddo Magacaabid Xil



Waxaa lala socodsiinayaa Dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in Maanta oo ay Taariikhdu tahay 19/08/209 Md Cali Yusuf Qaalib loo magacabay in uu noqdo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee laanta USA..





Sidaa darateed waxaa la farayaa dhamaan cidda iyo khuseyso hawshaas iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga ee dalka USA in ay la shaqeeyaan Md Cali Yusuf Qaalib oo ay u fududeeyaan hawshiisa.





Alla Mahad Leh









Eng, Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyha Xisbiga UCID

No comments:

Post a Comment