Wednesday 16 September 2009

TACSI.. INAA ILLAYHI WA INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

TACSI.. INAA ILLAYHI WA INAA ILLAYHI RAAJUCUUN

Annaga oo ah ururka qoraayada da'da yar ( Young writers group) kana tiiraanyeysan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xasan Cabdi (Xaaxi) oo caawa oo ay bishu tahay 17/09/09 ku geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxannu tacsidan udiraynaa Dhamaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxayba.

Illaahay waxaanu ka baryeynaa in uu Marxuumka Ka waraabiyo Jannadii Fardawsa. Qoyska, Ehelka iyo asxaabta uu ka baxayba Samir iyo Iimaan ka siiyo

Aammiin Aammiin Aammiin.



Hassan Ismail Haji Ali (CIRRO)

No comments:

Post a Comment