Monday 2 November 2009

WAR DEG DEG AH KOMISHANKA DOORASHOOYINKA OO DOORATY GUDOOMIYE IYO KU XIGEEN??????

WAR DEG DEG AH KOMISHANKA DOORASHOOYINKA OO DOORATY GUDOOMIYE IYO KU XIGEEN??????

breaknnews_2

Published on: Nov 2, 2009 12:29

Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Fadhi ay yeesheen ku doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku xigeen.

Xubnaha Komishanka ayaa u doortay Eng. Ciise Yuusuf X. Maxamed ( Ciise Xamari) Gudoomiye halka ay Cali-khadar Xasan Cismaan (Cali Kubado) u doorteen Gudoomiye ku xigeen, Eng Xamari ayaa ah xubnihii uu soo magacaabay Madaxweyne Rayaale halka Ku xigeenkuna yahay Xubintii Xisbiga Kulmiye soo magacaabay.

Doorashadan ayaa noqonaysa Talaabadii kowaad ee ay hore u qaadeen Xubnaha Cusub ee Komishanku, sidoo kale waxa la filayaa in ay maalinta berri ah komishanka cusubi kala wareegaan komishankii hore Xilka.

Warqabadka TogaHerer Hargeisakomishaneer Ciise xamarikomishaneer cali khadar

No comments:

Post a Comment