Thursday 15 October 2009

XISBIGA UCID OO DHAMABAAL TACSI AH U DIRAYA GEERIDA SULDANKA GUUD EE BEESHA SUBEER AWAL

XISBIGA UCID OO DHAMABAAL TACSI AH U DIRAYA GEERIDA SULDANKA GUUD EE BEESHA SUBEER AWAL

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice And Welfare Party
حزب العداله والرأفهtacsii
___________________________

Date, October 15, 2009

Ujeeddo: Tacsi

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Rashiid Sh. Xasan, Gudoomiye ku xigeenada Xisbiga ,Aadan M Mire Waqaf, Axmed Xuseen Fagfagaash, Xoghayha Guud Axmed Xasan Baashe, Afhayeenka Xisbiga Xasan Xuseen Codyare, iyo dhamaan Guddida Fulinta iyo Xubnaha G/Dhexe Garabyada Haweenka/Dhalinyarada Heer Qaran iyo Taageerayaasha Xisbiga waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan Ehliyadii iyo qaraabadii uu ka baxay.

Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye xalay ku geeriyootay magaalada Hargeysa

Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoysaskii, ehliyadii qaraabadii Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay marxuunka inaga wada siiyo samir iyo iimaan.

Aamiin Aamiin Aamiin

أنا لله وأنا إليه راجعون

Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Ahna Gudoomiye ku xigeenka 2aad
Md. Axmed Xuseen Fagfagaash


No comments:

Post a Comment