Saturday 17 October 2009

UGA DIG EHEL KAAGA NAARATA ( ALAAHU MA AAMIIN)

UGA DIG EHEL KAAGA NAARATA ( ALAAHU MA AAMIIN)

Filed under: Articles — Togaherer Team @ 18:19 Edit This

QALINsalaamu calaykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah ama muu miniinta ah ee ku nool caalamka ama koonkan ay nu ku noo lahay du shiisa maralabaad salaamu calayku waxaan idiin soo gudbinayaa qoraalkan cad oon shaki ku jirin oo ah ( jaadka ama qaadka iyo sigaaraka lacabo waayo waxa kale eela xaaratimayay waad la soctaan laakiin mawduucani waxa aan idiin sheegaya in sigaarku xaran yahay qaadkuna xaraan yahay)

(1) sida aad ogtihiin ama diinteenu inoo sheegtay shayga nafataad khtar ku keenta ama aad udhimatid adiga oo og shayga in uu khatar uu kuu kee nayo ee aad cunto ama aad cabato waxa ay lamid tahay adiga oo baabuur ama gaadhi wado maraya isu dhiga oo dabadeed aad dhimato sidaa waxa kuu cad in aad is dishay ilaahayna quraankiisa wax uu ku gu cadeeyaya qofaka naftiisa dilaa in uu yahay ehlunaar ama nafakale gooyaa ama sidaan hore idiinku soo sheegay dad aan waxaba galabasan muslim iyo qaar aan musilim ahheen isuku qarxiya dad kaasi ilaahay agtii waxaba kuma laha . hadaba sida maanta aad lasocotaan sigaarka waxa lacadeeyay in uu khatar uu ku yahay nolasha aadmiga. kasar laga helo qofka caba ayaad maanta kuu cad marakaa walaalayaal iskaga fogaada

( 2) qodobka labaad qaadka anigoon ku dheeraanayn ilahay sumxana watacaala waxa uu idiin cadeeyay xalaashii waxaanuu idiin cadeeyaya xaaraan tii hadaba waxa dhex dooda yaal waxa la yidhaa mushtubihaat hadab waxa inalafaray shayga mushtabihaadka in la raaciyo xaaraant hadaba shayga maraka la eegayo in uu xaaraan yahay iyo in kale haduu sadex waxa oo xaraantaa inaloocadeeyay soo galo shaygaasi waa xaaraan ( A ) umato khabaais : sida aynu wada ogsoonahay qofku marka uu qaadka cuno waxa uu ku keenaa in uu naf tiisa uu galiyo macasi. been. iyo isga oo xitaa dhibaato uu ku keeno naftiisa habeenkaas oo dhan oo uu soo jeedo ka see xan wayo malin taas oo dhan subaxa dabana uu noqodo qof dalan oo daciifa ah (b.) in uu kaa kaxeeyo cibaadadka ilahay loo cibaadesoto iyo xitaa in uu ku galiyo sino ( c) isga oo dhibaato badan kuu gaysata adig iyo reerkaagii hadaba dad badan ayaayidhaa inigu wiigii baan cunaa waxaba iima gaysto qofkaa waxaan leeyahay marka shayga laxaaraatimaynayo qof kaliy lama eego ee waxaa la eegaa bulshada muslimka ah dhibaatad uu ku hayo iyo ka fogaanshaha ilaahay sumxaana watacaala la ga foogaadana waaxa ay keentaa kafirnimo

(4 ) dadka qaar ayaa yidhaa waa quud owliyo kuwaasi naftooda ayay been u sheegeen ee waa quud sheedaan oliyda ilahay waa kuw siduu lilaahay inoo sheegay aad ogtiin diintooda iyo ilaahay iyi kitaabkiisa si xaq ah ugu hiiliya iyga oo ilahay ka cabasanay siduu ilahay quraankiisa ku sheegay ( ilaahay waa dayib waxaan uu jecelyahay dadka dayibiinta ah ama wanaagsan) halkaa waxaan leeyahay kuwa dumarka iyo raga meel wada fadhiisiya ee yidhaa waa quud owiliyo walaahi ilahay ayay been usheegeene waa owliyo shadadiin dumar iyo rag meel laysuguma xaraynkaro (akhrista suurtu nuur ) iyda ayaa idiin caday nasa macasida iyo sinaduu qafku uu galo) hadaba aniga oo ku soo noqonaya labadaa shay ee aan idiin cadeeyay in ay yihiin xaraan iskaga fogaada hadaba intan yar ufiirsada qofka gaal ka ah ee haystay badeecooyin khamriya ama fawaaxisha oo waliba cimrigiisii ku dhamaystay gaal nimo markuu asha haato xoo la haas oo dhan waa xalaal waayo jahli ayay ka hayd markaa qofku markuu jahali ka yahay waxa aanuu garanayn ama aan uun aqoon ulahayn marka loo sheego ee layidhaa ka fagow shaygaa oo loo sheego in uu yhay xaaraan markaa loo sheegay ayuu ka xaaraan ti moobayaa in tii ka horaysay waa u xalaal waxii ka dabeyay waa ka xaaraan. aniga oo jecel in aad il qaybsatan inmcooyinkan ilaahy iigu mrkhaati furay ilaahay waxaan idiinka barayay yaa in uu ilaahay idunku an foco waliba anig oo waliba u soo jeedinaya bulshadaan ka dhashay ee reer somaliland iyo walaalahayg kale ee reer somalia aad ayaan ugu adkaynayaa labadaa dal ee somaliland iyo somalia oo aad u isticmaala labadaa shey een idiin soo sheega salamu calaykum ilhay waa ig markhaati in aan idiin soo gudbiyay inta wixii ka sii dheerad ah la xidhiidha culimada 24 sacadood u taagan diinta ilahay waliba waxaan aqaan maanta oon waliba aan ku kalsoonahay culima badan oon ogahay in ay ka dhasheen somaliland l osman mahdi husein osman56@live.co.uk

No comments:

Post a Comment