Saturday 17 October 2009

Comments (0) URURKA ISKAASHATADA HILIBLAYASHA HARGAYSA OO SHAHAADO SHARAF GUDOONSIYAY MAAYAKA CAASIMADA SOMALILAND EE HARGAYSA

URURKA ISKAASHATADA HILIBLAYASHA HARGAYSA OO SHAHAADO SHARAF GUDOONSIYAY MAAYAKA CAASIMADA SOMALILAND EE HARGAYSA

Filed under: News Somali — Togaherer Team @ 18:21 Edit This

Xaflad si weyn loso agaasimay oo maanta lagu qabtay xafiiska duqa caasimada somaliland ee hargyasa, shahaado sharaf lagu gudoonsiyay duqa caasimada somaliland ENG xusen maxamuud jiciir , xaafladasi wax ka so qayb galay masuuliyinta ururka hiliblayasha caasimada xubno ka tirsan golaha degaanka hagaysa iyo marti sharaf kale oo kala socday bulshada qaybaheda kala duwan ugu horayn wax ahalkas ka hadlay gudoomiyaha ururka hiliblayasha hargaysa.

MR SICIID INDHA YARE oo sheegay in umaayarku la shaqeeyo ururkoda wana waryao xalad kasta oo ay ku sugan yihiin wax u naga caawiya xag kasta ha u badnato dhinaca adeega , sida wax yidhi MR SICIID ka hadlayay xaflada ay maayarka ku gudoonsinayen shahadada wax kale oo u gudomiyihu sheegay in maayarka caasimadu ugu deeqay lacag dhan 3100$ dollar oo lagu tala galay dadka danyarta ah ee hiliblayasha si logu kaabo ganacsigooda wax sina hadalka la wareegay maayarka caasimada hargaysa ENG XUSEEN MAXAMUUD JICIIR aad ugu mahad naqay ururka hiliblayasha hargaysa oo u sheegay in ay yiihin urur isku xidhan oola shaqeeya dawlada hoose ahan iskana bixiiya cashuuraha ku wajiibaya wax kale oo maraayku kula dardarmay ururka hlulblayasha in ay iska ilaaaliyan tafaraaruqa wax u maayaark gudoonsiyay iskaashatada hilaablaha nafaqo lacag lag talay galay in lagu kaabo dadka danyarta ah ee hiliblaha si u u si socdo ganacsigodu.

MADAXA WEBSETKA DAWLADA HOOSE EE HARGAYSA
XASAN MAXAMED C/LAAHI

No comments:

Post a Comment