Sunday 4 October 2009

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

tacsi-quraan-1
tacsi1TACSI Anigoo ah Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadadyare),waxaan halkan TACSI tiiranyo leh uga diraynaa Abdillahi Aw Ali (Abdillahi Ubax), oo ah odayaasha Somaliland ee hadh iyo habeen u heeganka ah arimaha Somaliland Qoyskiisa iyo dhamaanba qarabaadiisa anagoo uga tacsiyeynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid Aabihiis Aw Ali Ahmed Nour oo loo yaqaano Aw Ali Hilaac oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Hargeisa .

Dhamaanba waxaan u rajeynaynaa in ILLAAHAY samir iyo iimaan idinka siiyo,marxuunkana naxariistii jano Fardowsa ILLAAHAY ka waraabiyo. Amiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiin.

Hussein Mohamed Ali Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden

No comments:

Post a Comment