Sunday 4 October 2009

TAAGEERAYAASHA UCID FILAND OO DAAHINAAYA GUDOOMIYAHA UCID EE FINLAND OO KULAN KU YEESHAY FINLAND

TAAGEERAYAASHA UCID FILAND OO DAAHINAAYA GUDOOMIYAHA UCID EE FINLAND OO KULAN KU YEESHAY FINLAND

filanducidTaageryaasha ucid oo u daadihiniyo gudomiiyaha ucid ee finland oo kulan ku yeeshay Finland.Iyagoo kulankooda ku yeeshay kulankaasoo ku soo qaadeen arimo dhowr ah oo kamid yihiin hor socodka iyo dumudraaqiyadda iyo dhacdoyiinki dhacay sida wanaagsan looga gaadhey xalka ujeedodoodkaa oo macnihiisu yahay in la hirgaliyo iyagoo taageereya sidii wanaagsan khilaafaadka dhaca mar walba logu dhemeeyo wada hadal salaan gaarana waxaan u dirinaa golayaasha qaranka golaha guurtida iyo golaha baarlamaanka iyo dhamaan ciddii hawshaa nabadayta ka qayqaataday intaa ka bacdi waxaa ina sugaysa qodobadii lugu hishiiyay sida loo melmarilahaa hadii aan laga wada shaqayninah waxaan u sheegiyaa inay imaniso dhibkii aynu soo marnay markaa Ilaahay waxaan ka bariyaa cidwaliba inay ogaato sidii in laga wada sheqeeyo arimaha inahor yaala sidii ay inoogu qabsoomilahayd dooroshada madaxwaynidu.

By. Gudoomiyaha ucid ee laanta finland
Ahmed maxamed faarax shiine

No comments:

Post a Comment