Thursday 15 October 2009

TACSI AHN SULDAAN MAXAMED

TACSI AHN SULDAAN MAXAMED

TacsiDhamaan Qoyska Reer Suldaan Aadan Faarax waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha unaxariistee suldaan Maxamed Suldaan Diiriye oo ku geeriyooday magaalada hargeisa
Aabo Suldaan Aadan Faarax Cumar iyo Hooyo Faadumo Xuseen Cismaan

Xamse Suldaan Aadan Faarax
khadar Suldaan Aadan Faarax
Ikraan Suldaan Aadan Faarax
Saynab Suldaan Aadan Faarax
Xamda Suldaan Aadan Faarax

iyo dhamaan reer suldaan aadan faarax waxay tacsi udirayaan
qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay suldaan Maxamed suldaan diiriye oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Hargeisa waxaanu leenahay samir iyo iimaan ilaahay haynaga siiyo dhamaan teen
inaal ilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun

No comments:

Post a Comment