Sunday 11 October 2009

ROOBAB DARTA OO SI FIICAN UGA CURTAY GOBOLKA MAROODIXEEX

ROOBAB DARTA OO SI FIICAN UGA CURTAY GOBOLKA MAROODIXEEX

ROOBABKI DAYRTA OO SI FIICAN UGA CURTAY GOBALKA MARODIJEEX

roobabwax labadii maalmod ee ina dhafay is isdaba joog ah uga da,ayay degmooyinka gobalkan marodijeex roobabkan oo ka curtay dhamaan gobalada dalkan somaliland oo ay ku habsatay abaar lagu riiqday oo dad iyo dunyaba samamaysay ,
aya wax maalmihi ina dhaafay ka da,ayay roobab lagu qababsaday oo ka da,ay dhaman deeganada gobalka marodijeex sida degmada sallexlay sabawanaag cadaadley farawayne bali gubadle iyo waliba hawdka sare ee ku teedsan xuduuda somaliland la wadagto wadanka itobiya ee degmada awaare sida daroor rabaaso kaam abokor karooska, sida ay no xaqiijiyeen dad ku sugaan deganadasi oo anu kula xidhiidhnay khadka isgaadhsinta ee fooneyaha wax ay no sheegen in labadi maalmood ee ina dhafay u ka da,ay roobab lagu diirsaday, inta ka dib wax ay sheegen in ay illaahay ugu mahad naqayan nimcaadisa baladhan ee u siyay xili ay ad u tabalaysan yihiin , wax iyana ila shalay ka da,ayay caasimada hargaysa roobab laxad leh oo kala xidhay isu socadka dadka kaaso oo daad wayn so mariyay toga kala qaybiya magalada tiraba ila sadex jeer daadkan oo an baryahan lagu arag toga hargaysa ya wax u raajo galiyay dadwaynaha magalada hargaysa oo iyagu maalmihi u danbeyay ka cabanayay kullayl xoog leh oo ka jiray magaalada

XASAN MAXAMED C/LAAHI
HARGAYSA

No comments:

Post a Comment