Sunday 11 October 2009

KULAN BEELAHA REER NUUR IYO CIIDAGALE OO KA DHACAY LONDON

KULAN BEELAHA REER NUUR IYO CIIDAGALE OO KA DHACAY LONDON

Published on: Oct 11, 2009 8:09
Kulanka Beelaha R/Nuur iyo Ciidagale ee London

Waxa shir balaaran isugu yimid xubno ka mid ah Odayaasha Aqoonyahanka Culuma’udiinka Waxgaradka iyo Dhalinyaro ka soo jeeda Beelaha walaalaha ah ee R/Nuur iyo Ciidagale eek u nool UK. Shirkaas oo ka dhacay Galbeedka magaalada London 3dii October 2009, waxa ka soo qayb qalay dad aad u tira badan oo labada dhinacba leh. Kulankan oo uu ka horeeyey shir gogol xaar ah oo ka dhacay galabeedka London 19/08/2009.

Shirkan oo muhiimadiisu la xidhiidhay is xog wareysi iyo sidii bulshada labada beelood ay isugu soo dhawaan lahaayeen una dardargalin lahaayeen xidhiidh kooda soo jireenka ah, una ahaan lahaayeen laba beelood oo bidix iyo midiga danahoodana meel uga soo wada jeeda ayaa waxaa ka soo baxay go’aamo wax ku ool ah.

Waxana la isku afgartay in iskaashi iyo wada tashi joogta ah in ay yeeshaan labada beelood,waxayna kutaliyeen in xidhiidhkaas halkaa laga anba qaado gudaha iyo dibeddaba,gaar ahaan Odayaasha dhaqanka,aqoon yahanada iyo dhalinyaradda labada beelood.

Guud ahaanba kulankaasi ayaa ku bilaabmay jami aad u heersareeyay iyo farxad kuna dhamaaday jawi degan iyo is afgarad,kaasi oo lagu dhisay guddiyo labada beelood ah kana shaqayn doona danaha iyo horumarinta xiriirka labada beelood .

Waxa ka mid ahaa dadka soo qayb galay:

  1. Mohamed Yusuf Abdillahi Diirqadhaadh.
  2. Eng.Abdillahi Hassan
  3. Abokor Mohamed Ismail
  4. Mohamoud Yusuf Lugaweyne
  5. Fowsi Hagi Yusuf Warsame
  6. Abdillahi Ibrahim Gudal
  7. Ahmed Jama Tarwale
  8. Faisal Jama Hadame
  9. Mohamed Hassan Jafal
    10 Yusuf Mohamoud Awale
    11. Ali Mohamed Roble
  1. Aden Moge Hirsi(Aden Ingriis)
  2. Mohamed Hirsi Gudal
  3. Abdi Mohamed Warsame
  4. Ali Mohamed fadal
  5. Ahmed Wali sh.Omar
  6. Abib Muse Farah
  7. Abdirahman Abdillahi Amin
  8. Mohamoud Mohamed Hussein
  9. Ahmed Yusuf Mohamed
  10. Mukhtar Hussein Handule
  11. Mohamed Muse Waberi
  12. Ahmed Ibrahim Tani
  13. Abdirahman Ali Kahiye
  14. Muse Awale Fahiye
  15. Ahmed Aden Kahin (Samriye)
  16. Omar Ali Arraleh
  17. Mohamoud Mohamed Labaraad
  18. Ismail Mohamoud Dambass
  19. Mustafe A.Ismail
  20. Abdi Abdillhi
  21. Prof.Mohamed Hamud sheikh
  22. Dr.Jama I Guled.

Wa bilaahi Towfiq.

0310200906203102009063031020090640310200906503102009066031020090680310200906903102009070031020090710310200907203102009073

zogo3r.jpg JANAGALE CO Fadlan u gar gaar Gabadhan yar

No comments:

Post a Comment