Wednesday, 14 October 2009

Qaabka Hab-Beeleedka Ay Xildhibaanada Guurtidu Ay Saami Qaybsiga Kuraasida Beelaha Ay Ugu Fadhiyaan

Qaabka Hab-Beeleedka Ay Xildhibaanada Guurtidu Ay Saami Qaybsiga Kuraasida Beelaha Ay Ugu Fadhiyaan

guurtida-slQormadii aanu ku daraasayaynay saami qaybsiga beelaha Somaliland ay u kala leeyihin 82ka kursi ee aqalka guurtidu ka koban yahay ayaa waxaanu halkii idiinka sii ambaqaadi doona qaybtii 4aad ee magacyada xildhibanada iyo saamiga kuraasta beesha bariga burco oo ku leh 14 kursi, waxa ay xildhibaanada beeshaasi magacyadodu kala yihiin:

1 Gudomiyaha golaha guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan 2.Cawil Xuseen Axmed, 3 Maxamed Jaamac Abokor 4.Axmed Dirir Cali 5. Ismaaciil Cabdi Ducaale 6. C/raxmaan Cismaax Xasan 7.Maxamed Maxamuud Diiriye 8. Maxamed Ducaale Qurux 9. Cawil Cismaan Dawiil 10. Siciid Shire Xuseen 11. Axmed Xuseen Sahal.12. Caydid Maxamed Cabdi 13.Aadan Shire Xuseen 14. Sahal Iidle

Beesha Habar-Awal, kuraasta ay ku leedahay golahaasi guurtida

1.Muxumed Aw Axmed Xaaji 2. Aadan Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdi 3.Sh Khaliif Xasan Xasan Gudaal 4.Sh C/raxmaan Maxamed Muuse 5. Xaashi Cabdi Mooge Kharaj 6. C/raxaan Sh Yuusuf Sh Madar 7.Xasan Axmed Faarax Boobe 8.Axmed Jaamac Carab 9.Saleebaan Garas Seed.

Beesha Garxajis ayaa saamiga kuraastoodu yahay uu yahay

1.X Cabdi Xuseen (C/waraace) 2.Maxamuud C/llaahi Qaalib 3.Dheeg Maxamuud Yasiin 4. Faadumo Jaamac Raage 5. Axmed Muuse Obsiiye 6.Cumar Nuur Waaye 7. Ibraahin Aw Nuur Jiciir 8. Maxamed Nuur Cigaal 9.C/llaahi Ibraahin Dhugad 10. Farxaan Ciise Ubaxle 11.Siciid C/llaahi Yasir.

Beesha Balligubadle oo leh 6 Kursi.

1.C/qaadir Aw Xuseen Mire 2. C/casiis Gaaxnuug Boosh-cade 3. C/raxmaan Qawdhan 4. 4.Khadar Ismaaciil Qardhab 5. Jaamac Faarax (Jaamac Riyo) 6. C/raxmaan Quulle.

Beesha Ayuub waxay ku leedahay 3 kursi

1.Gudoomiye ku xigeenka guurtida Sh Axmed Sh Nuux Furre 2. X C/raxmaan Cismaan Jaamac 3. Cali Aadan Qaliinle.

Beesha Toljecle 2 kursi

Haybe 2 Cabdi Maxamed Woqooyi

Beesha Sool iyo Buuhoodle

1.Cawil C/llaahi Caydiid 2.Axmed Xasan Saalax 3. Xirsi 4. Maxamed Weli Warsame 5. C/qaadir Maxamed Indho 6. Xasan Cumar Axmed 7 Cumar Faarax Budeeye 8. Muuse Ciise Xamari 9. C/Rashiid C/llaahi Fakar 10. Cismaan C/llahi Maja-qariye 11. C/raxmaan Cabdi Faarax.

Beesha bariga Sanaag oo leh 7 kursi

1.Gudoomiye ku xigeenka labaad Siciid Jaamac Cali 2. Siciid Cali Nuux 3. Maxamed Nuur Shir-tag 4. Faysal Axmed Ismaaciil 5. C/llaahi Maxmed Huruuse 6. C/salaan Maxamed Siciid 7. Maxmed Xuseen Huruuse.

Beesha Awdal oo ku leh 10. kursi

1.Maxamuud Xareed Rooble 2. C/raxmaan Axmed Aareeye 3. Daahir Cali Jaamac Goodad 4. Saalax Madar Xoosh 5. Diini C/llaahi Hindi 6.C/wahaab Sh Cali Jawhar 7 Nuur Rayaale Khayre 8. Ibraahin Ciise Buux 9. Yuusuf Axmed Ugaas.10 Suldan guray Nuur ayaa isaga kursigiisi banana yahay oo dhawaan geeriyooday.

Beesha gobolka Saylac oo iyadu ku leh saamiga kuraasta 4 kursi

1.Sh Maxamuud Xirsi Faarax 2. Axmed Daahir Jirde 3.Maxamed Nuur Sugaal 4.Axmed Maydhane Shibiin

Beelaha laga tirada badan yahay ayaa iyaguna ku leh aqalka guurtida, oo saami ahaan min hal kursi looga qoondeeyay

  1. Beesha Aabo Yoonis waxa kurigooda uga matala C/llaahi Sh. Xasan Cismaan beesha Gahayle.

2. Axmed Nuur Aw Cali 3. Yuusuf C/llaahi Cawaale, oo ku matala beesha Madigaan 4.Sheekh Cumar Furre, oo ku fadhiya kursiga beesha Akisho 5Jirde Siciid Axmed, oo isaguna ku fadhiya kursiga beelaha Gabooye.

Dhinaca kale waxaynu halkaasi ku soo gabagabaynay saamigii kuraasta 82ka kursi uu ka kooban yahay aqalka guurtida, waxaanu qormada qaybta 6aad idinku soo gudbin doona, xubnaha golaha wasiirada ee qoysaskoodu dibadaqha degan yihiin iyo inta haysata baasaabooro dalal shisheeye

La Soco Cadadka dambe…

Haatuf

tukoaakhiro JANAGALE CO Fadlan u gar gaar Gabadhan yar

No comments:

Post a Comment