Tuesday, 13 October 2009

NIMCOOYINKA ILAAHAY KUXOOJINAYO DIINTIISA

NIMCOOYINKA ILAAHAY KUXOOJINAYO DIINTIISA

SALAAMU CALAYKUM MARKA HORE WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA HADAAD TIHIIN LAANTA AFAKA SOOMAALIGA AH EE BBC MARAKA HORE SALAAMUCALAYKUM WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA AMA AAD MAQASHEEN HORI NI ILAAHAY UU ISOO DIRAY SHIBIRO KOOX KOOX USUCDA DUSHAYDA INAANA SALAAMAYA 24 HORS IYO DHAMAAN XAYAWAANKA OO IYGUN SIDOO KALE II SALAAMAY IYO DHIRTA TAA MACANAHEEDU WAXA UU ILAHAY II MARKHAATI FURAY AMA UU KUXOOJINAYAA DIINTIISA KUNA CADAYNAYAA IN UU DIINTAN AMA KITAABAKAN UU HADALKIISII YAHAY MAXAMAED NA UU KU KHATIMAY NABIYADII AMA UU YAHAY RASUULKII UDABEEYAY UU SOODIRO S C W.

SIDAA AWGEED SIDUU ILAHAY QURAAN KIISAKU CADEEYAY DIINTIIS IN AY U JOOGAAN DAD UU ILAHAY SUBXAANA WA TACAALA UU DOORATAY AY JOOGAAN JOOGAYAANA ILAA CIRKA IYO DHULKA LA DUUBAYO MALINTA YOOMAL QIYAAMAHA GAADHAN UGA HAYAAN.

SIDAA OWGEED AYUU ILAHAY II MARAKHAATI FURAY HADABA ARINKANI WAA ARIN LOO SOO DIRAY DHAMAAN MUSLIMIINTA IYO KUWAAN AHEEN SI AY WAXA UGU QAATAAN IN KITAABAKANI SAX YAHAY DIINTANA SAX TAHAY ,

SIDAA AWGEED WXAA GUULAYSANAYA KUW RAAC WAX ILAAHAY FARAY KAN TAGA WAX LOODIIDAY HADAB ANIGA OO UDHASHAY SOMAALILAND MAGACAYGAN LAYIDHAA OSMAN HUSSEIN WaXAAN UDIGAYAA KOOXAH DAdKA MASAAKIINTAH KU DAGAALAMAY WAXAAN LEEYAHAY HAJOOJIYAAN SIDUU ILAAHAY KU CADAYAY QURAANKIISA QOF MUSILIM AH OO DILAY QOF MUSLIMA LABADUBA WAA EHLUNAAR.

KUWA ISQARXINAYA EE DAD DAACAD AH ISKU QARXINAYA IYGUN WAA EHLUNAAR XITAA HADAY ISKU QARXIYAAN DAD AAN MUSLIM AHAYN DIINTU MAY BANAYN SIDAA AWGEED DIB HALOOGA ISTAAGO HADII KALAE WAAIDUN DHADHAMIN XANUUNKA OO KUWA ABAABULAYA XABAASHUNA WAY DIIDI IFKUN WUU DIIDI HALAJOOJIYO DAGAALK OO NABAD IYO DAGAAL LAAAN HALAGU DHAMEEYO.

HADALKAA AAN IDIIN SHEEGAY WAA HADAL XAQ AH OO AAN IDIIN SOO GUDBIYAY HADALKANI WAXA UU KHUSEE YAA ANIGOO SI DHAB AH U SHEEGAYA KUWA ISQARXIYAA ILAHAY HORTII WAXAB KUMA LAHA WAA HADAL KHUSEEYA CAALAMKA MUSLIMIINTA AH OO DHAN .

WAXA KU QAATA TAKALE ILAAHAY AYAA ISHARFAY HADAAD SHARFI WAYDAAN DADKUU ILAAHAY DOORTAY WALAAHI IDIN KAA KU DHIB QAB WALAALA YAAL BBCID U GUDBIYA HADALKAN SHADAADIINTA ISKU CUNAYSA SOOMAALIY IN UU ILAAHAY SOO HADEEYO IYO CAALMKA AAN MUSLINKA AHAYN SI AY WAX UGU QAATAAN WAAD MAHAD SAN TIIN HADAAD DOON TAAN IN AAD ILA KULA TAAN EMAIL II SOODIR SI AAN IDIIN LA KULMO WAAD TURJUMI KARTAAN HADLAKA WAA HADAL ILAAHAY DIIN TIISA KU XOOJINAYO.

Osman Mahdi Hussein

UK

osman56@live.co.uk

No comments:

Post a Comment