Tuesday 13 October 2009

MAXAAD KALA SOCOTAA INUU THIERRY HENRY MUSLIMAY IYO IN KALE?

MAXAAD KALA SOCOTAA INUU THIERRY HENRY MUSLIMAY IYO IN KALE?

London THN

Waxa soo shaac baxaya oo dadka badankoodu isla dhexmarayaan in ciyaar yahanka weyn ee u ciyaari jiray Arsenal iminkana u ciyaara naadiga weyn ee Barcelona uu dhawaan ku dhawaaqi doono in uu Muslimaayo tasoo keentay ayaa la leeyahay isaga oo dhamaan saxiibadii ay wada qateen diinta Islaamka oo uu ka mid yahay Anelka iyo fabregas iyo Robery oo dhamaantood wada Muslimay.11291

Hadaba waxa aan ogaan doonaa bilaha soo socda inuu ku dhawaqi doono oo mar aan u dhabo galay ay dadka badankoodu leeyihiin inta ka horeysa kobka aduunka ee ka dhici doona South Afrika ayuu Muslimayaa.

Hadii ILahay yidhaahdo waxa aan idiinsoo gudbin donaa wixii kasoo kordha.

Hamse Ahmed Salaan/London

No comments:

Post a Comment