Thursday 8 October 2009

MAGAALADA BURCO OO HABEENKII XALAY AHAA AY BOOYADI KU GUBATAY DADWEYNUHUNA AY KU GUULEYSTEEN IN AY BAKHTIIYAAN(SAWIRO)

MAGAALADA BURCO OO HABEENKII XALAY AHAA AY BOOYADI KU GUBATAY DADWEYNUHUNA AY KU GUULEYSTEEN IN AY BAKHTIIYAAN(SAWIRO)

Published on: Oct 8, 2009 10:33

Xalay ayaa magaalada Burco waxaa ku gubatay Booyad, Booyadda ayaa waxa bakhtiiyey dad weyne aad u tiro badan oo si heer sare ah isugu xilsaaray sidii aan dabkaas ugu fidi lahayn meelaha kale.

Waxaanay ku guulaysteen isku daygoodii ay wadeen ee ahaa dab ka in ay bakhtiiyaan.

Hase ahaatee waxa dhaawacyo soo gaadheen sida lay sheegay afar qof oo laba ka mid ihi meela dhawr ah ka gubteen laba kalena ay jajabeen.

C.M.Rooble
Burco

DSC00265DSC00266DSC00267DSC00268DSC00269DSC00270

No comments:

Post a Comment