Monday 5 October 2009

HAMBALYO MEHER (CUMAR DAGAAL & NASRA CADBDI)

HAMBALYO MEHER (CUMAR DAGAAL & NASRA CADBDI)

Hambalyo Meher

Hooyo Hodan Cabdi Cilmi
Hooyo Aamina Axmed
Siciid Maxamuud Gahayr
Xamse Suldaan Aadan Faarax
Siciid Maxamuud Cabdi
Mahad Maxamuud Gahayr
Khadar Maxamuud Gahayr
C.Qani Maxamuud Gahayr
Cabdishakuur Maxamuud Gahayr
Abuubakar Maxamuud Gahayr
Cumar Maxamuud Gahayr
Cismaan Maxamuud Gahayr

Iyo Dhamaan ilma Maxamuud Gahayr “Kabadheere” oo kala jooga Somaliland, USA , Egypt iyo Pakistan, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka.

Mudane Cumar Dagaal Jaamac

Iyo

Nasra Cabdi Muxumed.

oo 29.09.2009 ka dhacay Adam’s Inn Hotel ee magaalada Hargeysa, waxay leeyihiin noqda reerkii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaq, baarakalaahu lakum, gacal iyo sokeeyaba meherkiina lagu farax. Aamiin Aamiin Aamiin

No comments:

Post a Comment