Monday 5 October 2009

HAMBALYO DHALASHO HAMBALYO DHALASHO


hambalyo animatedHAMBALYO DHALASHO WIIL

Dhamaan hawlawadeenada shabakada wararka ee Togaherer oo ay hormood ka yahiin

Tafatiraha guud shabakada Togaherer:- Abdi Wahaab Janagale

Webmastarkashabakada Togaherer:- Oday Maxamed Muuse

Tafatire Maxamed Aadan Nuur

Tafatire Axmed Xasan Khayre

iyo dhamaan wariyayaasha Shabakadan Togaherer.com oo dhamaan ku kala baahsan qaaradaha aduunaka oo aanaan magacyadooda ku xusi karin halkan kadi waxay hambalyo ay ku dheehantay duco ay u dirayaan

Xamse Maxamed Sooma-jeeste iyo marwadiisa Ilaan Daahir Xasan oo uu wiil ugu dhashay wiigan Magaalada Oslo .

Wiilkaas oo loo baxshay Bilaal Xamse Maxamed .

Waxaanu leenahay wiil iyo caano soo barbaar soo barbaar , sidoo kale hambalyadaa ka sokowa waxaan ilaahay uga baryeynaa in uu noqdo wiilkaasi kii dalkiisa iyo diintiisa anfaca waalidkiina u samo fala noqdana hogaamiye soo koraaya oo ka mid ah kuwa caqliya fayoob.

AMIIN AMIIN AMIIIN

MAAMULKA SHABAKADA TOGAHERER

No comments:

Post a Comment