Saturday 3 October 2009

HAMBALYO MEHER AYAAN ISMAACIIL MUUSE IYO HAASHIM SUL- NUUR AXMED

HAMBALYO MEHER AYAAN ISMAACIIL MUUSE IYO HAASHIM SUL- NUUR AXMED

Aabo Suldaan Aadan Faarax Cumar iyo Hooyo Faadumo Xuseen Cismaan

Xamse Suldaan Aadan Faarax
khadar Suldaan Aadan Faarax
Ikraan Suldaan Aadan Faarax
Saynab Suldaan Aadan Faarax
Xamda Suldaan Aadan Faarax

iyo dhamaan reer suldaan aadan faarax waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan
AYAAN ISMAACIIL MUUSE IYO HAASHIM SUL- NUUR AXMED oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa waxaanu leenahay waxaanu leenahay qoyskii isku waaree lagu nasto noqda dalkiina iyo diintiinaba anfaca gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

No comments:

Post a Comment