Saturday, 3 October 2009

HAMBALYO MEHER AYAAN ISMAACIIL MUSE IYO HASHIM SULDAAN NUUR AXMED

HAMBALYO MEHER AYAAN ISMAACIIL MUSE IYO HASHIM SULDAAN NUUR AXMED

hambalyo animated

Eng Xusen Maxamuud Jiciir (MAYORKA CAASIMADA HARGEISA)

Eng Faysal Cali Warabe (G.UCID )

Sh. Maxamed Cali Gedi (G. QARNUL IFRIQIYA)

Xamse Suldaan Aadan Faarax ( UNUGGA WADANIYAD SOMALILAND)

Xasan Xuseen keef keef (SENEIR EDITOR SALLEXLAYNEWS WEB)

Nimco Yusuf mahamed ( GARYAQAANAD)

Dhamaan dadkani waxay hamballyo iyo bogaadin udirayaan
Ayaan Ismaaciil Muuse iyo Hashim Suldaan Nuur Axmed

oo dhawaan meherkoodu kadhacay magaalada Hargeisa ,waxaanu leenahay qoyskii isku waaree ubad khayr qaba ilaahay kala siiyo noqda Aamin Aamiin Aamiin

No comments:

Post a Comment