Monday 5 October 2009

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

hambalyo dhalashoHAMBALYO DHALASHO Dhamaan hawlawadeenada shabakada wararka ee Togaherer oo ay hormood ka yahiin Tafatiraha guud shabakada Togaherer:- Abdi Wahaab Janagale Webmaster ka shabakada Togaherer:- Oday Maxamed Muuse Tafatire Maxamed Aadan Nuur Tafatire Axmed Xasan Khayre iyo dhamaan wariyayaasha Shabakadan Togaherer.com oo dhamaan ku kala baahsan qaaradaha aduunaka oo aanaan magacyadooda ku xusi karin halkan kadi waxay hambalyo ay ku dheehantay duco ay u dirayaan Mujaahidka Ahna qoraaga wayne

Cismaan Cumar Jaamac (Dool) iyo Mar wadiisa Khadra Cabdi Daahir

oo uu wiil caawa ugu dhashay dhakhtarka wayn ee UllevÄl sykehus oo ku yaala magaalda Oslo oo ah magaalo madaxda dalkaasi Norway .

Wiilkaas oo loo bixiyey Cabdi-ladiif Cismaan Cumar Jaamac. Waxaanu leenahay wiil iyo caano soo barbaar soo barbaar , sidoo kale hambalyadaa ka sokowa waxaan ilaahay uga baryeynaa in uu noqdo wiilkaasi kii dalkiisa iyo diintiisa anfaca waalidkiina u samo fala noqdana hogaamiye soo koraaya oo ka mid ah kuwa caqliya fayoob. AMIIN AMIIN AMIIIN

Maamulka Shabakada Togaherer

No comments:

Post a Comment