Thursday 15 October 2009

GOLAHA HOGGAAN DHAQAMEEDKA BEESHA DAA’UD GARXAJIS WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA SULDAAN MAXAMED SULDAANKA BEESHA SUBEER AWAL GEERIDA KU TIMID

GOLAHA HOGGAAN DHAQAMEEDKA BEESHA DAA’UD GARXAJIS WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA SULDAAN MAXAMED SULDAANKA BEESHA SUBEER AWAL GEERIDA KU TIMID


Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay (SWT) Naxariistii Janno ha ka waraabiyo Sul. Maxamed Sul. Diiriye Garaad Cabdalla ,, Suldaankii Guud ee Beelaha Subeer Awal,, oo xalay 15/10 ku geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxa Tacsidan diraaya Golaha Hoggaan Dhaqmeedka Beesha Daa’ud Garxajis. Waxannu Illaahay uga baryeynaa in uu Marxuuka Jannadii Fardawsa ka waraabiyo, dhammaan Qoyska Reer Suldaan Diiriye, Ehelada, Beel Weynta Subeer Awal iyo Dhammaan Shacabka Somaliland. Illaahay Samir iyo Iimaan ha inaga siiyo Aamiin Aamiin.
Waxa Tacsidan Diraaya:
Sul. Guud ee Beesha Moh’d Sul.A/Kadir Sul. Abdillahi
Xil. Haji Abdi Hussein (Abdi-Waraabe)
Sul. Ali Ba’ane
Sul. Mohamed Abdillahi Hussein (Galaal)
Sul. Adan Farah Omer
Boqor Raabi Yussuf
Col. Abdillahi Kahin Yussuf
Caaqil Axmed Cabdilaahi Farax
Haji Mohamed Adan Omer ( Dhega-Weel )
Caaqil Ibrahim Cilmi
Caaqil Mohamed Ahmed Guun
Caaqil Hassan Abdi Meygaag
Caaqil Ahmed Osman Caddegude
Caaqil Abdirizaq Mohamed Asker
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Caaqil Hassan Mohamed Jaambiir
Caaqil Mohamed Abdillahi Mohamoud
Caaqil Mohamed Hersi Farah
Caaqil Imaan Mogeh Dhawla
Caaqil Rashid Abdi Handuleh
Caaqil Abdi Mohamed Fadhfadhle
Caaqil Osman Hawis
Caaqil Abdiweli Jama
Caaqil Abdi Hassan Biito
Caaqil Abdi Mohamed Omer
Caaqil Omer Aw Abdi
Caaqil Ali Jama
Caaqil Muhumed Aw Abdi
Caaqil Mohamed Weerar
Caaqil Hussei Hassan Ali Waraabe
Caaqil Abdillaahi Yussuf Kabadhe
Caaqil Ibrahim Ismail Rageh
Caaqil Omer Aqilyare
Caaqil Rashid Abdillahi Faajeer
Caaqil Amiin Hassan Bucul
Caaqil Yussuf Gaaxnuug
Caaqil Musa Bawdadhagax
Caaqil Iid Ahmed
Caaqil Cawl Abdi

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden

No comments:

Post a Comment