Thursday, 15 October 2009

BAAQ AAN USOO JEEDIYAYA DALKA SOMALILAND IYO SHACABKA SOMALILAND

BAAQ AAN USOO JEEDIYAYA DALKA SOMALILAND IYO SHACABKA SOMALILAND

SALAAMUCALAYKUM DHAMAAN DADKA REER SOMALILAND WXAAN JECLAYSTAY IN AAN IDIINKA DIGO WADAN KASTA OO ADUUNYADA KAMID AH MARKA AY DOORANAYAAN LEEDARKOODA XASAD KOODU WUU BATAA HADABA AAN USOO NOQODO UJEEDADYDA MARKAHORE WAXAAN IDIINKA BARYAYAA ILAHAY IN AAD KU GUULAYSATAAN DOORASHADAN HADII ALA YIDHAA HADAB MARKAAD DOORANAYSAAN LIIDARKA AAD DOORANAYSAAN KU DOORTA CIBAADAADAKIISA UU ILAHAY UU U CIBAADAYSTO IDINKA OON QABIIL KURSI AYDAAN KU RAADIN WAAYO KURISIGA QABIIL LAGU RAADIYAA WAXA UU KEENAA OLOL IYO DHIBAATO LAGA DHAXALO MARKA AAD KU DOORATAAN CADAALAD AY UGU HOREESO CIBAADAAD KIISA UU ALE U CIBAADAYSANAYO ILAAHAY . DACADAA WAXA ILAHAY UU IDIIN DHIB YAREENAYAA IN AAD WAX KASTA OO AAD DOON TAAN AAD ILAHAY AAD KA HESHAAN ILAAHAYNA KUWA DOORASHADA QABIILKA KU DOONAYA ILAHAY UMADAA ILAAHAY HAKA QABTO . MIDKALENA WAAN IDIINKA DIGAYAA INKASTA OO UMADAN SOMALI LAND XASADKEDUBADANYAHAY OO XASAD KAA LAXAASIDAYO AY KEENTAY NABADAA ADUUNKOO DHAN LAGA OGYAHAY HADAN ISKA ILAALIYA SHADAADINT ILAHAY AGTII WAXABA KUMALEHA EE ISQARXIYA TAS OO AY XASD USAMAYNAYAAN SI CAALMKU IDIIN KA YAACO SIDAA AWGEED ISKU DUUBNAADA OO KA FOOJIGNAADA DALIMIINTAA LATASHADA CULIMA AWDIINKINA MASHAALAA CULIMA BADAN OON KU KALSOONAY AYAA KADHASHA SOOMALI LAND TAKALE IN BADAN AYAAN MAQALAY ICTIRAAF AYAA NU DOONAYNAA WAY DAAN OGREENAE WAALAYDIN ICTIRAAFAY MAR HADUU ILAHAY AGTII LADINKA ICITRAAFAY ALXAMDULILAA DHAH ILHAY UCIBAADAYSTA KUWA XUKUNKA HAYANA UMADAA AAD XILKOODA AAD QAADEEN WAA LAYDINKALA XISAABTAMAYAA UMADAA XAGA ILAAHAY IYO DHINCA KASTA TAKALE XASADKA SOMALIA XAASIDAYSAN WAA TAA AAD HORUMARKA KU GAADHEEN IYGANA UDUCEEYA MARKAY IDIIN BAARIGAAN AYAY ILAHAY USIYAADINAYAA WAXAY DOONAYAAN EE IYGANA UDUCAEYA IN UU ILAHAY DHIBAATADAA KA DULQAADO OO MATIDA IYO DUMARKAA IYO DHAMAAN DADKAA WARAABAYASHA XERADA LOOGUXAREEYAY IN UU ILAHAY KA QABTO ISHAALAANA WAXAAN IDIIN RAJEENAYAA GUUL IYO KHEER SALAM UCALAYKUM OSMAN MAHDI HUSSEIN osman56@live.co.uk


No comments:

Post a Comment