Tuesday 13 October 2009

DHAMBAAL TACSI AH OO UU MADAXWEYNE RIYAALE U DIRAY MARXUUN SANCO

DHAMBAAL TACSI AH OO UU MADAXWEYNE RIYAALE U DIRAY MARXUUN SANCO

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Dhambaal Tacsi ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa
uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum
Xuseen Xassan Cali “Sanco” oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Odayaashii waaweynaa ee ka qayb qaatay dib u
dhiska dalka , Waxana Madaxweynuhu uu ilaahay uga baryayaa inuu
Naxariistii jano ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir
iyo iimaan ka siiyo.
Inaali Laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Alla Mahad leh,

Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

No comments:

Post a Comment