Sunday 4 October 2009

BAAQ SAMAFAL (CAAWI AGOONTA SOMALILAND)

BAAQ SAMAFAL (CAAWI AGOONTA SOMALILAND)

baaq1Baaq SAMAFAL :

(Caawi Agoonta Somaliland)

05/10/09

Ma doonaysaa in aad ifka iyo aakhiraba liibaanto?

Ma doonaysaa in in ILLAHAY ku siiyo ajar fara badan.?

Ma doonaysaa in ILLAHAY guri kaaga dhiso Janada.?

Ma doonaysaa in ILLAHAY kaa xijaabo dhibaatooyinka faraha badan .?

Hadii jawaabtaadu “HAA” tahay fadlan ka qayb qaado

QAADHANKA CARUURTA AGOONTA AH .

Walaalayaal haddii aad doonaysaan in aad bixiso qaadhanka CARUURTA AGOONTA AH,fadlan u dhiib Xafiiska kuugu dhow ee “DAHABSHIIL” kuna dir Account No. HRGD14759.

Cidii doonaysa in ay koriso ILMO AGOON AH,waxaan ku dadaalayaa in aan idin xidhiidhiyo xarumaha AGOONTA.

Aniguna waxaan hor ILLAHAY idiin balan qaadayaa in aan gaadhsiiyo.

ILLAHAY HA INAGA ABAAL MARIYO DHAMAANTEENBA

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidh xilligan :-

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

abdi_saleiman@hotmail.com

No comments:

Post a Comment