Sunday 4 October 2009

YAABKII MANCHESTER UNITED + QOSOLKII BARCELONA + RAJADA CHELSEA.

YAABKII MANCHESTER UNITED + QOSOLKII BARCELONA + RAJADA CHELSEA.

Yaabkii Manchester united +qosolkii Barcelona+ rajada Chelsea

xalay waxaa wadamada England spain iyo italy laga ciyaaray ciyaaro kamid ahaa horyaalada wadamadaas .
Football stadium1
Hadaynu ku horayno wadanka England waxaa xalay fooda is daray kooxaha Manchester united iyo sunderland ciyaartaas oo ahayd ciyaar aad u xiiso badanay ayaa waxaa man u markay ciyaartu soctay todoba (7)daqiiqo waxaa goal kadhaliyey Darren Bent man u markii goalkaas laga dhaliyey waxay sooqaaday weerar aan caadi ahay balse umaysan suurto galin inay goalka barbar dhaca keeto qaybtii hore ee ciyaartu waxaa lagu kala santay goal iyo waxba ay sunderland goalka ciyaarta ku hogaaminayso 15 daqiiqo ee nasashada kadib macalin Sir Alex Ferguson wuxuu badel kukeenay anderson kaas oo ciyaartii mn utd wax weyn kabadalay markii lqaybtii dambe ciyaartu socotay xil daqiiqo oo kali ah waxaa Manchester united goalka barbar dhaca u saxiisay Dimitar berbatov markaasi kadib ciyaartii way kululaatay kooxwalibna waxay isku dayday inay keento goalka guusha daqiiqadii 57 waxaa goalkii labaad dhalisay sunderland waxaan u udhaliyey jones daqiiqadii 85 waxaa kadhka cas loo siiyey Richardson intaasi laguma kala tagine waxaa ina weerar man united oo dadaal weyn ugashay isdii ay barbarda ukeeni lahayd kadib markii oo wakhtigii loogu tala galay dhamaaday sedexdii daqiiqo ee lagu daray waxaa goa lonw iska dhaliyey Anton Ferdinand oo ciyaartii barbardhac kadhiga ciyaartan ayaa hayd mid xiiso gaara leh oo man chester layaab dawadayaasha ciyaartaas ayaa kutilmaamay ug xamaasada badanay sesonka. Waxa kale oo wada ciyaaray kooxahan

Bolton W. 2 2 totenham h

Burnley 2 1 Birmingham C.

Hull C. 2 1 Wigan Athletic

Wolverhampton W 0 1 Portsmouth

Manchester U 2 2 sunderland

Rajada Chelsea

Waxaa inaya lasugayaa inay galabta wada ciyaaraan kooxaha Chelsea iyo liverpool labadaasi kooxood oo ah laba kooxood waaweyn oo xaga kala horeynta kaga jira kaalinta labaad Chelsea iyo liverpool oo kujirta afraad ayaa waxaa ciyaartaasi rajo weyn kaqabta Chelsea oo kudalaalaysa inay hogaanka uqabato Premier League Liverpool ayaa inayana dhankeeda kudadaalaysa sidii ay ciyaartan guul uga gaadhi lahayd ciyaaryan ayaa ah farsad wayn oo ay haystaan kooxda buugyada tababare carlos ancalotti

ayaa dadaal wayn ugu jira sidii uu ugu guulaysan lahaa premier league sanadka balse inaa hada lama saadaalin karo ciyaarta manta cida guulaysan doona.

Qosolkii Barcelona

xalay waxaa kale oo ciyaaro ka dhaceen dalka spain waxaa xalay ciyaaray kooxaha Barcelona iyo almeria ciyaartan oo ahay ciyaar sigaar ah isha loogu hayey waxaa waxaa gool tabcaan ah kubadisay barc markii ay ciyaartu socotay 31 daqiiqo waxaa Barcelona goalka kale ah ee ay kubadisay u dhaliyey goolkaasi kabid ciyaaritii way isbedeshay oo waxay almeria lasoo baxday ciyaar aan caadi ahayn iyagoo dadaal weyn ugalay inay goal barbar dhaca keenaan balse difaaca reer barc ayaa diiday arintaasi Barcelona way kafaaiidaysatay chancekeeda walina iyaga ayaa hogaanka haya

real ayaa iyna caawa ciyaari doona waxayna laciyaari doonaan sevilla Barcelona ayaa wali difaacanaysa horyaalnimda sanadkan real waxay kudadaalaysaa inay sanadka kuguulaystaan la liga wadankaas wallow ayna wali is arag ladani kooxood waxa kale oo xalay ciyaaray kooxo kale waxayn is arkeen sedan

Tenerife 0 1 Deportivo La Coruna

Atletico Madrid 2 1 Zaragoza

REPORTED BY ABDILAHI ALI AIDED (RAAXEEYE)

EMAIL himilo1988@hotmail.com

Bahda T I T C journalism groub

BURAO SOMALILAND

No comments:

Post a Comment