Monday 19 October 2009

XILDHIBAAN MAXAMED CALI KHAMRILE OO KA TIRSAN GOLAHA DEGANKA HARGAYSA OO XAALADIISA CAFIIMAAD SII XUMAANAYSO

XILDHIBAAN MAXAMED CALI KHAMRILE OO KA TIRSAN GOLAHA DEGANKA HARGAYSA OO XAALADIISA CAFIIMAAD SII XUMAANAYSO

AdisAbaba 19/10/2009
Waxa in Mudo ah ku sugnaa Caasimada Itoobiya Xildhibaan Maxamed Cali Axmed ina Cali khamriile oo ka tirsanaa xubnaha deeganka ee hargaysa xildhibaanka oo markii hore loo kenay xaalad dhinaca wadnaha ayaa waxa in mudo lagu dawaynayey dhaqtar ku yalaa wadanka Itoobiya caasimada Adiis Abaa , waxa si kadisa xalay isku Tagay Wadnaha oo uu markii hore uu ka Cabanayey taas oo xalay koomo galay oo ilaa imika sida uu dhaqtarku Sheegay in dhamaan xubnihii jirkiisu istagay siiba dhinaca Sanbabaka kuna Jiro koomo xalada xildhibaanka ayaa waxa imika muuqata mid aan rajo lahayn , in kastoo la xidhiidhnay Duqa Magalada Hargaysa engeneer Jiciir ayaa noo suurto gali wayday waxii ku soo kora xalada xildhibaanka aya waxa loo saray gudi uu gudoominayo xildhibaan Cabdi Muse oo ka soo jeeda Deeganka Soomalida iyo Nasir Mohamed Cali Shinbir oo mudadii uu xanuusanayey xildhibaanka ku hayey dhaqtarka wadnaha, waxii ku soo kordha kala xidhiidha Telka:00251915063415 waxii ku soo kordha xalada caafimaad

Nasir Mohamed Ali
naasir7171@hotmail.com

No comments:

Post a Comment