Monday 19 October 2009

TACSI (INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN)

TACSI (INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN)

Tacsi

1-C/risaaq Jaamac Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
2-Hooyo Aamina Tarabi Huseen.
3-Iid Jaamac Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4-Farduus Jaamac Axmed iyo odeygeda iyo caruurteeda
5-Sacad Jaamac Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
6-Calibashiir Jaamac Axmed
7-Fatxi jaamac Axmed iyo Inankeeda

iyo dhamaanba reer jaamac axmed oo ku kala nool Hargeysa Burco iyo wadanka Sweden waxay aad iyo aad uga tacsiyadeynayaan ,dhamaanba reer Askari caruur geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxiiriisee Axmed Maxamed Askari caruur oo habeenimadii
17/10/2009 kugeeriyooday magaalada burco waxaanay ehelada qaraabada iyo gaar ahaan reer askari caruur ilaahay uga baryayan inuu samir iyo iiman kasiiyo isagana naxariistii jano Fardowsa alle uu ka waraabiyo

AAMIIN AAMIIN AAMIIN..

Qore:
ali jama ahmed (Ali bashiir) Sweden)


No comments:

Post a Comment