Monday 5 October 2009

WASIIRKA BEERAHA SOMALILAD MD AADAN DHOLAYARE OO QAYLO DHAAN U DIRAY DAWLADAHA CARBEED

Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Mudane Aadan Axmed Cilmi ayaa ka waramay xalda abaareed ee uu dalku guud ahaanba ku sugan yahay , wasiirka waxa uu baqan qaylo dhaanta ah u mariyey caalaama TV ga Al-Jaziira taas oo uu kaga dalbaday caalamka , siiba wadamada carbeed in ay la soo gaadhaan gurmad waxanuu yidhi

” Shacabku wuxuu u bahan yahay maanta wixii ay ku noolaan laayeen tas oo ah wixi ay kaga badbadi lahaayeen in ay gajo u dhintaan sidaa shalay arkayseen waxaa jira xoolo badan leeday , waana macquul in dadka shacabka ahi ay gaajo la leedaan hadii aan bilaha soo socda lala helin sid deg deg ah nolol maalmeedkoodii. Walaalaha Carbeed way na gawraceen lakiin anaku maanu dhiman wanu nool nahay , markaa waxaanu ka codsanaynaa walaha muxsiniinta ah (samofalayaasha ah ) in ay la soo gaadhaan caawimada deg deg ah deg ah ”

Reportkan yar waxaa Afsoomaliyeey
Abdi Wahaab Janagale
Oslo
Norway

Hadaba Cajalacad daawasho ah halkan hoose ka dawo


No comments:

Post a Comment