Thursday 29 October 2009

DAWLADA ETHOPIA AYAA XAFIISKEEDII HARGEYSA KOR U QAADAY DERJO AHAAN UNA MAGACWDAY QUNSULYID

Dawladda Itoobiya ayaa Qunsuliyad buuxda u magacowday Xafiiskeedii ay ku lahayd Magaalada Hargeysa oo hore u ahaa mid Ganacsi. Waxaana shalay dalka soo gaadhay Safiir cusub oo ay u magacowday Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Wefti ka socda Itoobiya oo maanta wada-jir Shir-jaraa’id ugu qabtay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland, ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya ay derejo ahaan kor u qaadday Xafiiskii Ganacsi ee ay ku lahayd Hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo arrintan ka hadlay, ayaa yidhi, “Farxad wayn bay noo tahay in Xafiiskii Ganacsi ee Itoobiya ku lahayd Somaliland loo dallaco Qunsuliyad. Waxa shalay dalka soo gaadhay Safiirka ay Itoobiya dalka u soo magacowday oo halkan (Shirka-Jaraa’id) inala fadhiya. Waxa uu xalay la kulmay Madaxweynaha oo uu u gudbiyay farriin uu uga siday Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya iyo Wasiirka Arrimaha dibedda dalkaas.”

Wasiirku wuxuu u ballan-qaaday Wakiilka loo soo magacaabay Somaliland in ay Wasaarad ahaan iyo Xukuumad ahaanba taageeri doonaan, isla markaana is-garab taagi doonaan. “Waanu kugu soo dhawaynaynaa Somaliland, waxaananu kuu ballan-qaadaynaa in aanu iskaa garab-taagno. Halkanna (Somaliland) waa dalkaagii labaad ee soo dhawow.” Ayuu yidhi Wasiirku.

Safiirka cusub ee Itoobiya u soo magacowday Somaliland Mr. Berhe Tesfey oo isna halkaa kelmado aad u kooban ka yidhi, ayaa ballan-qaaday in uu la shaqayn doono.

Togaherer
Hargaysa

7 comments:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete
  2. Maalin wacan.

    Ma qarin karo this maragga weyn oo ka dhacay, Noloshaydana waan jeclaan doonaa qof kasta in la ogaado oo ha ka qayb gelin in waa sababta aan mar kasta ku rid on jawaab, Waxaan ahay Mrs, Shonda Tasono by magaca, waxaan ku noolahay Texas, United State Of America, waxaan doonayaa inaan u mahadceliyo (Sir.Thomas Jefferson) waayo, naxariistiisu fadhiisiyey nolosha qoyska. Weligay ogaa in weli ay jirto wax amaahiya fiican sidan oo kale ah oo ku saabsan internetka iyo Dhulka halkan. Just Months qaar Back, waxaan ku jiray raadinta deyn ah oo dhan $ 100,000,00 sida aan ayaa lagu soo baxeen of lacag quudinta iyo kirada. Waxaan la dhacay nin $ 700 Doolar oo waxaan go'aansaday in aan mar kale ku lug aan is ganacsiga sida laakiin Friend ah i baray in uu shirkad amaah ah ay sabab u tahay my muuqaalka iyo falimahoodaba. Oo waxaan isaga u sheegay inaan xiiso of heshiis amaah wax ma ihi mar dambe laakiin waxa uu ii sheegay in ay jiraan weli waa wax amaahiya fiican oo uu ii talin doonaan, oo waxaan ka dhigay tijaabo ah oo anna waxaan ahay kan ugu mahad celinayaa nasiib aan maanta ahay, waan la siiyey lacagta deyn ah oo dhan $ 100,000.00usd, by this Company weyn (Beverly Loan Company) maamula (Thomas Jefferson) Haddii aad u baahan tahay amaah dhab ah ama baddasheen ama kaalmo dhaqaale oo aad noqon kartaa kalsoonaan karo oo ku kalsoon tahay ee awood u leh bixinta dib ugu wakhti ka mid ah lacag aan ku talinaynaa doonaa inaad, isaga la xiriir via: (beverlyloancompany2@gmail.com) Oo waxaad noqon doontaa lacag la'aan ah ka fiisa ee internet-ka. All in Sir.Thomas Jefferson Waxaad mahad waa kan aniga iyo qoyskeyga ka dhaqaajiyo saboolnimada. Sababta sababta aan waxan u samaynaysaan waa in, i yabooho Sir.Thomas Jefferson in haddii i si dhab ah aan amaah helay, i advertize doono shirkadda iyo macaamiisha in ay shirkadiisa keeno. isaga soo xiriir via (beverlyloancompany2@gmail.com) ee Loan aad la raadinaya.

    Thanks
    Shonda Tasono

    ReplyDelete
  3. Maalin wacan.

  4. Maalin wacan.

  5. Loan Good News

    I am David Cruz from Los Angele’s in United State of America am testifying of a company that have human feeling and God fearing person, who i meet on the internet in not less than 48 hours ,i was looking for a private Loan company where i can get a loan of 500,000 dollars .so i saw someone testifying for a company that give her a loan within 24 banking hours’ Then i contact thesame company just to try my luck if the company can help out of my financial problem, Sir.Thomas Jefferson mail me and he said i should fill the form that was send to me that will enable them proceed on the loan immediately and i did and i follow all the process with they give me , so to my greatest surprise the loan was transfer to my bank account not less than 24 hour. I don’t know the kind of financial problem that you may be having today or you have a dream of having your own house. this is the company that can make your dreams come true email them today at ( beverlyloancompany2@gmail.com ) and you will be happy as i am today

    Thanks
    David Cruz

    ReplyDelete
  6. Loan Good News

  7. Loan Good News