Ku soo dhawaw webka wararka Somaliland iyo Guud ahaan Caalamka ee Togaherer.com wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir emailka togaherer@gmail.com Mahadsanid
Friday, 6 November 2009
DHACDOOYINKA ADDUUNKA NIN CIIDA IYO JAAJUURKA CUNA
Dadka reer Hindia oo mar waliba soo badhiga arimo dadka kale ka yaabiya ayaa iminka wiil Hindiya u dhashay wax uu leeyahy balwad la yaab ama hiwaayad taasi oo ah in uu cunno carada noocyadeeda kala duwan sida bacaadka , carada madoow iyo waliba dhagaxaanta . Wiilkaasi 25-sano jirka ah ayaa lagu waramay in cunidda carada uu bilaabay xiligii yaraantiisa , iyadoo dhagxaanta ka sameysan Jaajuurka si sahlan uu u jibinayo isla markaana u liqayo . Wiilkaani ayaa sheegay in uusan ka maarmin cunidda carada iyadoo uu si weyn ula qabsaday , mana jirto ayuu yidhi dhib aan kula kulmo marka aan cunayo caradda , waa arin la yaab ah nala daawada Video-ga ninkaan
No comments:
Post a Comment